Author: Abdirashid Bashir

1 81 82 83 84 85 151 996 / 1807 POSTS
Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Suudaan iyo RW Soomaaliya

Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Suudaan iyo RW Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Sudan Mudane Cumar Xasan Alba [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Sucuudiga ka Diidey $80 Million oo Xiriirjar Qadar

Madaxweyne Farmaajo oo Sucuudiga ka Diidey $80 Million oo Xiriirjar Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa diidey aduun lacageed oo gaaraya $80 Million oo dollar oo dowl [...]
Urur Goboleedka IGAD oo Safiir Cusub u soo Magacaabay Soomaaliya

Urur Goboleedka IGAD oo Safiir Cusub u soo Magacaabay Soomaaliya

Hogaanka sare ee urur goboleedka IGAD ayaa Maxamed Cali Guyo u magacowday Wakiilkeeda cusub ee Soomaaliya, kadib shir ay ururkaasi ku yeesheen xarunrt [...]
Millatariga Sucuudiga oo Sameeyey Dhoolatus Ballaaran (daawo)

Millatariga Sucuudiga oo Sameeyey Dhoolatus Ballaaran (daawo)

Militeriga Sacuudiga ayaa si weyn waxaa ay dhoolatus ugu sameeyeen magaaladda Riyaad iyadoo sidoo kale dalkaas uu soo bandhigayo awoodiisa ciidan. [...]
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maraykanka oo Congress-ku Su’aalo Waydiiyeen

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maraykanka oo Congress-ku Su’aalo Waydiiyeen

Xeer ilaaliyaha guud ee Maraykanka, Jeff Sessions, ayaa golaha Congress-ka hortiisa ka beeniyey in uu kullamo sir ah kula yeeshay saraakiil Ruush ah h [...]
Madaxweyne Gaas oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wafti ka Socda Soomaaliya

Madaxweyne Gaas oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wafti ka Socda Soomaaliya

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 June 2017 qasriga madaxtooyada Garoowe kusoo dhoweeyey wefti uu hogaamin [...]
RW Kuxigeenka oo Daahfurey Shirka Wadatashiga Dib-u-heshiisiinta Qaranka

RW Kuxigeenka oo Daahfurey Shirka Wadatashiga Dib-u-heshiisiinta Qaranka

Ra’iisul Wasaare ku -xigeenka XFS ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa si rasmi ah maanta u daah furey shirka Wadatash [...]
Wasiir Maxamuud Beeldaaje oo ka Hadlay Socdaalkii Af Urur iyo waxa ay kala Kulmeen (dhegayso)

Wasiir Maxamuud Beeldaaje oo ka Hadlay Socdaalkii Af Urur iyo waxa ay kala Kulmeen (dhegayso)

Waxaa deegaanada kuteedsan Afurur iyo Galgala booqday guddi wasiiro oo ka kooban sagaal xubnood iyo maamulka gobolka Bari, u jeedka ayaa waxaa uu ahaa [...]
Kudhowaad 10 Ruux oo Ku Dhaawacantay Dagaal Ka Dhacay Matabaan (dhegayso)

Kudhowaad 10 Ruux oo Ku Dhaawacantay Dagaal Ka Dhacay Matabaan (dhegayso)

Maamulka   Degmada Matabaan oo Faahfaahin Ka Bixisayay qasaaraha Ka  dhashay Dagaal beeleedyo Ka Dhacay  Degmadaasi, wararkii ugu dambeeyey ayaa Sheeg [...]
Shir Looga Arrinsanayey Doorashooyinka Puntland oo Garoowe Lagu Soo Gabagabeeyey (dhegayso)

Shir Looga Arrinsanayey Doorashooyinka Puntland oo Garoowe Lagu Soo Gabagabeeyey (dhegayso)

Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa waxaa lagu soo afmeeray shir weyne looga arrinsanayey doorashooyinka hanaanka xisbiyada badan ee P [...]
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Wasiirka Amniga oo Booqday Goobaha uu Ka Socdo Howlgalka Xasilinta Xamar (dhegayso)

Wasiirka Amniga oo Booqday Goobaha uu Ka Socdo Howlgalka Xasilinta Xamar (dhegayso)

Wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa booqasho kutegey qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir oo uu ka socdo hawlgalka [...]
1 81 82 83 84 85 151 996 / 1807 POSTS