Author: Abdirashid Bashir

1 80 81 82 83 84 151 984 / 1807 POSTS
Kooxo Dadka Dhibaatayn Jirey oo Lagu Qabtay Demada Kaxda (dhegayso)

Kooxo Dadka Dhibaatayn Jirey oo Lagu Qabtay Demada Kaxda (dhegayso)

Maxamed ismaaciil Cabdilaahi Gudoomiyaha dagmada kaxda ee gobolka Banaadir oo lahadlay maanta Radio Daljir ayaa ka hadlay kooxo xiliga habeenkii ah dh [...]
Maxaa Kala Qabsaday RW Khayre iyo Madaxda Urur Goboleedka IGAD (daawo)

Maxaa Kala Qabsaday RW Khayre iyo Madaxda Urur Goboleedka IGAD (daawo)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay gelinkii dambe ku soo laabtay Magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka s [...]
Madaxweyne Gaas oo Furay Kalfadhigii 39aad ee Barlamaanka Puntland (sawirro)

Madaxweyne Gaas oo Furay Kalfadhigii 39aad ee Barlamaanka Puntland (sawirro)

Kalfadhigii 39aad ee barlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo khamiis ah waxaa si rasmi ah u daahfuray madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli [...]
Tirada Ragii ka Dambeeyay Weerarkii Pizza House iyo Hotelka Posh oo la shaaciyay

Tirada Ragii ka Dambeeyay Weerarkii Pizza House iyo Hotelka Posh oo la shaaciyay

Wasaarada Amniga Gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa ka hadashay weerarkii is qarxinta iyo midkii tooska ahaa ee xalay dagaalyahano katirsan Al Shabaab k [...]
Qaraxyo Kadhacay Muqdisho Dhimashadu waa 11 iyo Ka Badan Xilli Rasaas Wali Dhacayso

Qaraxyo Kadhacay Muqdisho Dhimashadu waa 11 iyo Ka Badan Xilli Rasaas Wali Dhacayso

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku dhintay qarax baabuur oo ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Booliska ayaa sheegay in baabuur lagu soo raray walxa [...]
Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo waxaana caawa inoo daadihinya Subeer Shiikh Cabdi, kana soojeedinaya istuudiyaha Daljir Gaalkacyo. [...]
Shirka Wadatashiga Dib-u-eegista Dastuurka Soomaaliya oo Garoowe ka Furmay (dhegayso)

Shirka Wadatashiga Dib-u-eegista Dastuurka Soomaaliya oo Garoowe ka Furmay (dhegayso)

Xarunta hay’adda cilmibaarista iyo nabadda ee PDRC Garoowe ayaa waxaa goor dhoweyd si rasmi ah uga furmay shirweyne dib loogu eegayo dastuurka dowladd [...]
Nabadoon Salaad Jaamac oo Ka Hadlay Colaadda Ka Soo Cusboonaatay Miyiga Mudug (dhegayso)

Nabadoon Salaad Jaamac oo Ka Hadlay Colaadda Ka Soo Cusboonaatay Miyiga Mudug (dhegayso)

Salaad Jamac Warsame oo ka mid ah nabdoonada degmada Saaxo oo Radio Daljir Warsisiyay ayaa ka hadalay colaad mudooyinkii danbe ka soo cusboonatay Deeg [...]
Hakad Kuyimid Shirkii Nabadaynta Gobolka Mudug iyo Ergadii Galmudug oo U Baxday Dhulmiyi ah

Hakad Kuyimid Shirkii Nabadaynta Gobolka Mudug iyo Ergadii Galmudug oo U Baxday Dhulmiyi ah

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu hakad maanta kuyimid shirkii nabadaynta gobol [...]
Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]

Warkii Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warkii Xulashada Daljir oo kooban waxaana Daljir Boosaaso ka soo jeedinaya Xasan Haykal. DHEGAYSO http://zeno-de [...]
Maamulka Cusub ee Gobolka Hiiraan oo Xilka La Wareegey (dhegayso)

Maamulka Cusub ee Gobolka Hiiraan oo Xilka La Wareegey (dhegayso)

Gudoomiyaha cusub ee uu dhowaan gobolka Hiiraan u soo macaabay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle iyo maamulkiisa cusub ayaa waxa ay si rasmi ah ula w [...]
1 80 81 82 83 84 151 984 / 1807 POSTS