Author: Abdirashid Bashir

1 77 78 79 80 81 151 948 / 1807 POSTS

Warkii oo Kooban iyo Subeer Sheekh Cabdi (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada warkii oo kooban oo uu maanta Daljir Galkacyo ka soo jeedinayo weriyeheena Subeer Sheekh Cabdi. DHEGAYSO http:// [...]
Ninkii Ka Dambeeyey Dilkii Wasiirkii Howlaha Guud oo Xukun Dil ah Lagu Ridey

Ninkii Ka Dambeeyey Dilkii Wasiirkii Howlaha Guud oo Xukun Dil ah Lagu Ridey

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa saaka xukun dil ah ku riday  Axmed Cabdullaahi Cabdi oo lagu helay inuu dilay Wasiirkii howlaha Guud iyo Guriye [...]
Kulamo Looga Arrinsanayo Dastuurka Soomaaliya oo Puntland Ka Bilowday (dhegayso)

Kulamo Looga Arrinsanayo Dastuurka Soomaaliya oo Puntland Ka Bilowday (dhegayso)

Wasaaaradda dastuurka iyo arrimaha federalka ayaa  wada watashiyo ku aadan dastuurka dalka kaas oo ay magaalada Muqdisho kaga qeyb gashay shiirar loog [...]
Magacyada, Da’da iyo Gobolada ay Ka Soo Jeedaan Soomaalida Burcadnimada Ugu Xiran Scheles

Magacyada, Da’da iyo Gobolada ay Ka Soo Jeedaan Soomaalida Burcadnimada Ugu Xiran Scheles

Magacyada, Da’dooda iyo gobollada ay ka soo jeedaan, goobaha laga soo qabtay iyo xukunnada lagu riday Dhalinteena ku xiran Scheles 1. Maalin Daa’uu [...]
Nin 48 Jir ah oo Loo Xiray Shil Xalay Ka Dhacay Magaalada London

Nin 48 Jir ah oo Loo Xiray Shil Xalay Ka Dhacay Magaalada London

Nin ayaa dhintay siddeed kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii gaadhi ladulmariyay dad ku sugnaa hareeraha wado ka agdhaw masaajid ku yaalla wa [...]
Madaxweyne Farmaajo oo Si Lama Filaan ah Ula Hadlay Dadka Mucaaradsan (daawo)

Madaxweyne Farmaajo oo Si Lama Filaan ah Ula Hadlay Dadka Mucaaradsan (daawo)

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu baaqay dadka mucaarada dowladiisa iney fursad siiyaan oo ay iska daayaan dacaaya [...]
Dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo (sawirro)

Dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo (sawirro)

Dhismaha wadada laamiga ah ee u dhexaysa degmooyinka Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa meel wanaagsan maraya, waxaana ilaa hadda la dha [...]
Xaalad Nolol Xumo oo ka Jirta Kaamka Halabookhad ee Duleedka Gaalkacyo (dhegayso & sawirro)

Xaalad Nolol Xumo oo ka Jirta Kaamka Halabookhad ee Duleedka Gaalkacyo (dhegayso & sawirro)

Qaar kamid ah dadka ku dhaqan kaamka Halabookhad ee duleedka magaalada Gaalkacyo ayaa kacabanaya nolol iyo daryeel la'aan ka jirta kaamka qaybtiisa li [...]
Tartanka Quraanka Heer Puntland oo Garoowe lagu soo Afmeeray (sawirro)

Tartanka Quraanka Heer Puntland oo Garoowe lagu soo Afmeeray (sawirro)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18 June 2017 ka qayb galay gunaanudka tartanka Quraanka Kariim ah ee heer P [...]
Maanka Dadweynaha iyo Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Maanka Dadweynaha iyo Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo maanta xiisa gaar ah xambaarsan. Waana mar kale iyo Maxamuud F [...]
Xulashada Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee [...]
Ajaaniib Shaqada Timajarka kala Wareegtey Timajarayaasha Bossaso (dhegayso)

Ajaaniib Shaqada Timajarka kala Wareegtey Timajarayaasha Bossaso (dhegayso)

Ururka Timajarayaasha Gobolka Bari (UTIGOB) ayaa cabasho ka keenay Hindi iyo Bangaaladheesh isgu jira oo magaalada ka furtay meherado timaha lagu jaro [...]
1 77 78 79 80 81 151 948 / 1807 POSTS