Kulamo Looga Arrinsanayo Dastuurka Soomaaliya oo Puntland Ka Bilowday (dhegayso)

Wasaaaradda dastuurka iyo arrimaha federalka ayaa  wada watashiyo ku aadan dastuurka dalka kaas oo ay magaalada Muqdisho kaga qeyb gashay shiirar looga hadlayo arimaha dastuurka .

Wasiirka dastuurka dalka Cabdiraxmana Xoosh Jibriil ayaan Garoowe muda afar beri ah u jooogay shirar uu la qaadanayay ururada bulshada iyo madaxda puntland .

Hadaba si aan wax badan ariahas uga ogaan waxaan arinmahas ka waraysanay wasiirka dasturka iyo arrimaha fedralka Puntland Cali Ciise cali Maxamed, weriye Cabdixakiin Xuseen Xasan oo Garoowe jooga ayaa waraystay wasiirka.

DHEGEYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com