Arday ka Qalinjabisey Dugsiga Sare ee Cumar Samatar Galkacyo oo Xaflad loo Qabtay (dhegayso)

HomeWararka

Arday ka Qalinjabisey Dugsiga Sare ee Cumar Samatar Galkacyo oo Xaflad loo Qabtay (dhegayso)

Magalada Galkayo ayaa maanta lagu qabtay xaflad lagu sogootinayay 551 arday oo dhamaystay waxbarshada dugsiga sare cumar samantar xaflada. Xaflada ayaa waxaa ksoo qaybgalaya maamulka degmada, gudoonka waxbarashada Gobolka, kan dagmada. walidiin masulinka soctay jaamacada ku yaal magalada iyo dhakhaatiir. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591824d6030100b7e654e577/warbixinta+cumar+samantar.mp3

Odayaasha oo fariimo nabadeed u diraya dhinacyada dagaalamaya ee Sool (dhegayso)
Madaxweynaha oo magacaabay Garsooreyaal Maxkamaddeed (Akhriso )
Masjidka Rowda Bossaso iyo Nadwadii 2aad ee Sanadlaha

Magalada Galkayo ayaa maanta lagu qabtay xaflad lagu sogootinayay 551 arday oo dhamaystay waxbarshada dugsiga sare cumar samantar xaflada.

Xaflada ayaa waxaa ksoo qaybgalaya maamulka degmada, gudoonka waxbarashada Gobolka, kan dagmada. walidiin masulinka soctay jaamacada ku yaal magalada iyo dhakhaatiir.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: