Odayaasha oo fariimo nabadeed u diraya dhinacyada dagaalamaya ee Sool (dhegayso)

Odayaasha oo fariimo nabadeed u diraya dhinacyada dagaalamaya ee Sool (dhegayso)

Xilli saaka mar kale dagaal dib uga qarxay degaanka Dhumay iyo degaano hoosyimaada ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada nabadeed ee dadka wax galka ah ay u jeedinayaan dadkaas dagaalamaya Siciid Cismana Maxamuud Shanleyste oo ka mid ah isimada Gobolka Nugaal ayaa dadka waxagaradk ah ugu baaqay inay dadkaas kala dhex glana wuxuuuna baaq kale u diray madaxda maamulka ee Garoowe ku shirsan iyo dawlada dhexe .

Wuxuuna hadalkiisu sida .
http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bcedbfdfd00004f04c0f8a6/Baaq+Nabadeed+Caaqil+Shanleyste.mp3

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com