Masjidka Rowda Bossaso iyo Nadwadii 2aad ee Sanadlaha

Masjidka Rowda Bossaso iyo Nadwadii 2aad ee Sanadlaha

Waxaa Habeenkii 2aad Masjidka al-Rowda ee magaalada Bossaso ka soconaya nadwo ay soo diyaariyeen culimada waaweyn iyada oo looga hadlayey maraaxilo kala duwan oo ku saabsan kobcinta diinta isalaamka. Waxaana xalay ka hadlay oo darsiyada soo jeedinayey  Shiikh Daahir aw-Cabdi,  Sheekh Maxamed Macallin, iyo  Dr. Shiikh Xasan Cali Warsame.

Nadwada ayaa sii socson doonta iyada oo caawa lagu balamay in muxaadarada kaddib laga jawaaabi doono su’aalaha ay bulshadu soo gudbinayaan.

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com