ARDAA: Xalqaddii 34aad – Xukuumadda Puntland iyo Ra’yi-qabka Bulshada (dhegayso)

HomeWararkaARDAA

ARDAA: Xalqaddii 34aad – Xukuumadda Puntland iyo Ra’yi-qabka Bulshada (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 34aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Caabudwaaq, waxaana idiin daadihinaya cFataax Cumar Geeddi. Asbuucaan Geeddi waxa uu ku falaanqaynayaa Golaha Wakiilada Puntland iyo kalsooni-kala-laabashada Xukuumadda Madaxweyne Gaas. See ku dhacday? Sidee loo keenay? Maxaa sababay, muxuu se yahay ra’yi-qabka bulshadu? Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59764ccf0b01008dbfd267bf/ARDAA2_034.mp3

ARDAA: Xalqadii 28aad ee Taxanayaasha ARDAA
DAMACII DHUL-BALLAARSI & DARBIGII AQOONSIGA SOMALILAND OO KU DUMAY MAALMO KOOBAN & MURUQA SHACABKA
ARDAA Xalqaddii 58aad: Xornmadi Somaaliya iyo dhibkii laga soo maray (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 34aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Caabudwaaq, waxaana idiin daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Asbuucaan Geeddi waxa uu ku falaanqaynayaa Golaha Wakiilada Puntland iyo kalsooni-kala-laabashada Xukuumadda Madaxweyne Gaas. See ku dhacday? Sidee loo keenay? Maxaa sababay, muxuu se yahay ra’yi-qabka bulshadu?

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: