ARDAA: Xalqaddii 34aad – Xukuumadda Puntland iyo Ra’yi-qabka Bulshada (dhegayso)

ARDAA: Xalqaddii 34aad – Xukuumadda Puntland iyo Ra’yi-qabka Bulshada (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 34aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Caabudwaaq, waxaana idiin daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Asbuucaan Geeddi waxa uu ku falaanqaynayaa Golaha Wakiilada Puntland iyo kalsooni-kala-laabashada Xukuumadda Madaxweyne Gaas. See ku dhacday? Sidee loo keenay? Maxaa sababay, muxuu se yahay ra’yi-qabka bulshadu?

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com