Aqoonyahan Cabdisalaan Daahir: “Kenya Qaadkeedu sunbuu ahaa kan Itoobiya waxba kuyeeli maayo (dhegayso)

HomeWararka

Aqoonyahan Cabdisalaan Daahir: “Kenya Qaadkeedu sunbuu ahaa kan Itoobiya waxba kuyeeli maayo (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdisalaan Daahir Xaashi oo kamid ah Aqoonyahanada Puntland ee ku sugan Gaalkacyo ayaa ka hadlay khilaafka si xumaanaya ee dowladdaha keny

Madaxweyne Farmaajo oo Booqday Dhawacyadii Qarixii Zoobe (Sawiro)
Shirkadaha ay DFS dhaqaalaha ku siiso dagaalka ay ka wado baraha Bulshada oo la ogaaday
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Hanbalyo u diray shacabka Soomaaliyeed maalinta ciida owgeed

Aqoonyahan Cabdisalaan Daahir Xaashi oo kamid ah Aqoonyahanada Puntland ee ku sugan Gaalkacyo ayaa ka hadlay khilaafka si xumaanaya ee dowladdaha kenya iyo Soomaaliya.

Daahir Xaashi ayaa sheegay in kenya Qaadkeedu uu yahay sun dadka soomaaliyeed dhibaatooyin kala duwan u geeystay,wuxuna dhinaca kale sheegay qaadka Itoobiya ka yimaada inuusan lahayn wax sun ah.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0