Shirkadaha ay DFS dhaqaalaha ku siiso dagaalka ay ka wado baraha Bulshada oo la ogaaday

Shirkadaha ay DFS dhaqaalaha ku siiso dagaalka ay ka wado baraha Bulshada oo la ogaaday

Dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in shirkado ajaaniib ah ay dhaqaale ku siisay in baraha bulshada laga weeraro wariye yaasha Soomaaliyeed ee soo bandhiga dhaliisheeda.

Haruun Macruuf oo ka tirsan laanta afka Soomalaiga ee VOAda ayaa sheegay in uu hayo documentiyo muujiinaya in DFS ay shirkado ajaaniib ah ay lacago ku siiso in ay baraha bulshada ka weeraraan suxufiyiinta Soomaaliyeed.
Akhriso.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com