Alshabaab oo weeraray deegaannoo ku yaalla koonfurta gobolka Mudug

HomeWararka

Alshabaab oo weeraray deegaannoo ku yaalla koonfurta gobolka Mudug

Alshabaab oo weeraray deegaannoo ku yaalla koonfurta gobolka Mudug iyo dad iyo duunyana ka kaxaystay. Wararka laga heayo Wisil oo ku taalla koonfur

Hay’ada UNICEF oo ka Hadashay Xaaladda Carruurta Soomaaliyeed ku Sugan Yihiin
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Soomaalida Sweden iyo Caabuqa Coronavirus (dhegayso)

Alshabaab oo weeraray deegaannoo ku yaalla koonfurta gobolka Mudug iyo dad iyo duunyana ka kaxaystay.

Wararka laga heayo Wisil oo ku taalla koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in deegaanka Cadale oo galbeedka ka xiga Wisil Alshabab ay weerareen, halkaasina ay ku gubeen guryo iyo goobo dad rayid ahi ay leeyihiin sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen dad deegaanka ahi.

Sidoo Alshabaab ayaa la tilmaamayaa in ay ka xaysteen xoolo dadka deegaanku ay lahaayeen, kuna kaxaysteen qaar ka mid aha xoola raacatadii.

Horay deegaannadaasi koonfurta gobolka Mudug Alshabaab ayaa dagaallo ku galay, dagaalladaasi oo ay la galeen dad deegaanka iyo ciidamo kuwa dawladda iyo Galmudug ah, waxaana horay u jirtay deegaano kala duwan oo Alshabaab laga qabsaday inkastoo qaarkood mar dambe ay ku soo laabteen.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: