Soomaalida Sweden iyo Caabuqa Coronavirus (dhegayso)

Soomaalida Sweden iyo Caabuqa Coronavirus (dhegayso)

Iyadoo xanuunka Corona Virusku uu si xali ah dunida ugu sii fidayo ayaa dad badan oo Soomaaliyeed oo dibedda ku dhaqani ay kamid noqdeen dadyawga uu haleelay xanuunka karoonuhu.

Dalka Sweden ayaa kamid ah waddamadaasi Yurub ka mid ah ee kiisaska cudurkaasi laga helay dad badan oo Soomaali ah.

Nuur Cali Shidane, wuxuu ka mid yahay Jaaliyadda Soomaalida ee Sweden ku dhaqan, haddase wuxuu ku suganyahay cWaaq, si dhawna wuu ula socdaa xaalkaasi halkaasi ka taagan, wuxuuna Daljir uga warramay Soomaalida Sweden sida karoonuhu uhelaalay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com