Dawladda hoose ee magaalada Hargeysa oo bilowday burburin dhismayaal

Dawladda hoose ee magaalada Hargeysa oo bilowday burburin dhismayaal

Dawladda hoose ee magaalada Hargeysa oo bilowday burburin dhismayaal iyo bannayn waddooyin.

Dawladdda hoose ee magaalada Hargaysa ayaa bilawday qorshe lagu burburinayo guryaha sida aan qorshaysnayn looga dhisay dhulkii horay u ahaa dadka guud, guryahaasi oo xirmeeyey jidad kala duwan oo magaalada Hargeysa.

Tiro badan dhismayaal deegaan ah, iuo kuwa ganacsi ayaa burburintooda la bilaabay maanta oo Khamiis ah, si loo helo bilic magaalo iyo bannaanaan xagga waddooyinka.

Tallaabadaan ayaa ah midda ugu horraysay ee ay qaadaan maamulka dawladda hoose ee magaalada Hargeysa tan iyo in Somaliland laga qabtay doorashadii isku sidkanayd ee baarlamaaka iyo golaha wakiillada iyo midda golayaasha deegaanka, inkastoo magaalooyin kale oo Somaliland horay tallaabo qaaddo nocaas ah looga sameeyey.

Diiwanka Wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com