Al-shabaab oo weerar ku soo qaaday saldhig ciidamada dowladda ay ku lahaayeen degmada Afgooye

HomeWararka

Al-shabaab oo weerar ku soo qaaday saldhig ciidamada dowladda ay ku lahaayeen degmada Afgooye

Wararka naga so gaaraya degmada Afgooye ee gobolka  Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in dagaal culus uu ku Dhexmaray degmada  Af-gooye  "Al-shabaab oo d

Madaxweynaha Galmudug: “Doorasho Puntland iyo Jubbaland ka maqan yihiin ama ka hareen meel lagu sheegay…”
RA’IISUl WASAARE ROOBLE OO CAAWA LAKULMI DOONA MIDOWGA MUSHARAXIINTA (Akhriso)
Xulashada Daljir iyo Axmed Cabdulqaadir Sheekeeye (dhegayso)

Wararka naga so gaaraya degmada Afgooye ee gobolka  Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in dagaal culus uu ku Dhexmaray degmada  Af-gooye  “Al-shabaab oo dhinac ah  “ciidamada dowladda” iyo kuwa AMISOM.

Dagaalkan ayaa waxaa ka dhashay  khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay .

Al-shabaab ayaa  Warbaahintooda ku soo qoray in dagaalkan ay ku dileen 5 Askari oo katirsan ciidamada dowladda Fadaraalka Soomaaliya “waxayna  sheegeen in saacado koban ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada .

Ciidamada dowladda ayaa  haatan dib ula wareegay gacan ku haynta degmada Af-gooye “waxaana haatan dagan Xaalada magaalada .

Dadka deegaanka ayaa waxa ay cabsi xoogan ay ka muujinayaan in dagaalku uu noqdo mid soo laa laabta .

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: