Isimada Soomaaliland oo sheegay in Cadaalad daro ay jirto ( dhagayso )

HomeWararka

Isimada Soomaaliland oo sheegay in Cadaalad daro ay jirto ( dhagayso )

Suldaan Faysal Maxamed oo kamid ah Isimada dhaqanka ee Maamulka Soomalailand oo lahadlay Warbaahinta ayaa Sheegay in maamulka Soomaaliland ay ka jirto

“Garoowe waxay noqotay Caasimad la isku haysto”
Dadkii soomaliland ka soo barakicisay lasacnood oo ku sugan degmada widh widh oo madaxda SSC Fariin u diray
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Suldaan Faysal Maxamed oo kamid ah Isimada dhaqanka ee Maamulka Soomalailand oo lahadlay Warbaahinta ayaa Sheegay in maamulka Soomaaliland ay ka jirto cadaalad daro baah san .

Suldhaanka ayaa sheegay in ciidamada Soomalailand ay xabsiga dhigeen Salaadiin iyo Dhalinyaro aan wax dambi ah lagu soo oogin ilaa iyo hada “xuquuqdoodiina meel looga dhacay  .

Waxa uu sheegay in sida cadceeda ookale ay u iftiimin doonaa Cadaalad darada ka jirta goboladda waqooyi  ee Soomaaliland” iyo Talaabooyinka qaldan ee uu qaaday Madaxweyne Muuse Biixi.

Halkan ka dhagayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: