RA’IISUl WASAARE  ROOBLE OO CAAWA LAKULMI DOONA MIDOWGA MUSHARAXIINTA (Akhriso)

HomeWararka

RA’IISUl WASAARE ROOBLE OO CAAWA LAKULMI DOONA MIDOWGA MUSHARAXIINTA (Akhriso)

Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa xaqiijiyay in shirka loo balansanaa ee Ra’iisul Wasaaraha iyo Midowga Musharaxiinta uu caawa fii

Shacabka Qardho & Arragtidooda ku aadan in dib loo celiyo Xildhibaan Sacdiyo
Dowladda Federaalka oo Wafdi u dirtay Shir ka furmaya Imaaaradka (Sawiro)
Warka Fiidnimo iyo Iid Maxamed Gunre, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa xaqiijiyay in shirka loo balansanaa ee Ra’iisul Wasaaraha iyo Midowga Musharaxiinta uu caawa fiidkii dhacayo.
Boggiisa Twiterka ayuu afhayeenka xukuumada Maxamed Ibraahim macalimuu ku xaqiijiyay in uu dhacayo kulankan inkastoo uusan faahfaahin qodobada loogaga hadlayo kulankan.

“Shirkii uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble la ballansanaa Midowga Musharaxiinta waxa uu Inshallah Decale ka dhacayaa fiidkan, Wixii ku soo kordha waan idinla wadaagi doonaa.”ayuu yiri afhayeenka xukuumada Macalimuu.

Diiwaanka warraka Radio Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: