HomeUncategorized

Akhri-Jadwalka doorashada Soomaaliya ee 2016 oo lasoo saaray.

Muqdisho, Aug 07 2016--Waxaa dib u dhacay Waqtigii Doorashada Soomaaliya iyadoo Jadwalka Doorashada oo ay heshay Warbaahintu ay sheegeyso in Doorashada Soomaaliya ay dhici doonto Bilaha October iyo November ee Sanadkaan.

Hay?adda UNECO oo walaac ka muujisay xaaladda warfidiyeennada Soomaaliyeed.
Dagaal khasaare gaystay oo aaga Galgala ku dhex maray ciidanka Puntland & kuwa Sh. Atam.
Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir 16 – April – 2016 – Wariye C/fitaax Cumar Geeddi (Daljir Studio Garowe)

Muqdisho, Aug 07 2016–Waxaa dib u dhacay Waqtigii Doorashada Soomaaliya iyadoo Jadwalka Doorashada oo ay heshay Warbaahintu ay sheegeyso in Doorashada Soomaaliya ay dhici doonto Bilaha October iyo November ee Sanadkaan.

Halkaan Hoose ka Akhriso Qorshe Howleedka 

Qorshe Hawleedka Waqtiyeysan

Waqtiga, Geeddi socodka, Masuuliyadda

Agoosto

4 Agoosto – 6 Agoosto

  • Dhammeystirka iyo howlgelinta Guddiga Doorashada Dadban ee heer gobol (SIEIT)
  • Ansaxinta tirada oday-dhaqameedyada tagaya goobaha  dorashooyinka ay ka dhacayaan (tusmaynta madax dhaqameedyada )
  • Musharaxiinta hadii kursi hal qof keliya u soo tartamo maxaa laga yeelaayaa?
  • Ansaxinta waajibaadka shaqo (TOR) Guddiga xallinta Khilaafaadka iyo Magacaabida  xubnaha guddiga
  • Go’aan ka gaaridda hannaanka iyo goobta lagu soo dooranayo xubnaha labada aqal ee Somaliland; Shabellaha-dhexe & Hiiraan (hadii aysan dhisnayn ka hor xiliga doorashada);
  • Guddiga matalaadda xubnaha Aqalka Sare ee gobolka Banadir iyo howl-galintooda
  • Dhammeystirka iyo howlgelinta Guddiga (Task Force-ka) ka shaqayn doono amniga dorashooyinka;
  • Habraac lagu xaqiijinaayo qoondada Haweenka ee 30% ee labada aqal ee Barlamaanka;
  • Ansaxinta iyo Go’aan ka gaarista iyo soo bandhigidda Qorshe howleedka waqtiyeeysan iyo Miisaaniyadda  Doorashooyinka 2016

7-13 Agoosto

Diyaarinta Xafiisyada GDGDD ee Xarumaha Doorashada

MHQ

MHQ

14 Agoosto -20 Agoosto

  • Tababarka Guddiyada doorashooyinka

federal iyo heer maamul Goboleed (GDGDD)

(Mudadan waxay isugu jirtaa Imaanshaha iyo Noqoshada)

GFHDD/QM

21 Agoosto – 24 Agoosto

  • Tababarada 135 Madax dhaqameedyada
  • Qaadashada warqadaha Aqoonsiga .

GDGDD/GFHDD

iteembar 2016

25 Agoosto- 10 Siteembar

  • 135 ta Madax dhaqameed ayaa soo gudbinaya  liiska magacyada ergada
  • Xalinta Khilaafaadka ee Ergooyinka
  • Shaqaalaynta iyo tababarada howlwadeenada doorashooyinka

Madax Dhaqameedka /GDGDD/GFHDD

25 Siteembar

Dhisida iyo soo gudbinta  xildhibanada Aqalka Sare ee Dowlad Goboledyada dhisan ugu dambayn bisha Siteembar 25-da, 2016

MHQ

11-30 Siteembar

  • Baahinta Waqtiga  Diiwaangalinta Musharixiinta
  • Hubinta shuruudaha Musharaxa iyo Diiwaangalintooda
  • Diiwaangalinta Korjoogtada.

GFHDD

Oktoobar 2016

Oktoobar 2016

01-14 Oktoobar

  • Doorashada Golaha shacabka

GDGDD/GFHDD

15- 17 Oktoobar

  • Hubinta iyo ku dhawaaqidda natiijada kama dambaysta ah

GFHDD

18 Oktoobar

  • Dhaarinta Golaha Shacabka

Maxkamadda Sare

 

28 Oktoobar

  • Doorashada Guddomiyaha Baarlamaanka

Baarlamaanka

07 Nofeembar

  • Doorashada Madaxweynaha Jamuuriyadda Federalka Soomaliya

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: