Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir 16 – April – 2016 – Wariye C/fitaax Cumar Geeddi (Daljir Studio Garowe)

Garowe, 16 – April – 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir waxaa uu caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Garowe, waxaa idinla socodsiinaya wariye C/fitaax Cumar Geeddi, waxaad ku maqli-doontaan qodobo ay ka mid yihiin:
 
Xafiiska Difaacaha Madaxa-bannaan ee Puntland oo soo saartay tacadiyo lagula kacay maxaabiis ku xiran xabsiyada Puntland.
 
Xaaladda abaareed ee Puntland oo sii xoogaysatay, iyo in ka badan 300 oo goobood oo u baahnaa howlgal biyo dhaamin ah oo aanan wali lagaarin.
 
Amisom oo 4 qof oo rayid ah ku dishay duleedka Buulo-mareer oo gobolka Shabeellada Hoose ah.
 
Guddoomiyaha degmada 6aad ee magaalada Miniapols ee gobolka Minisota Cabdi Warsame oo ka warbixiyay qorshaha mataanaynta Miniapolis iyo Boossaaso
 
Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya oo loo gudbiyay mooshin ka dhan ah maamul u samaynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellada dhexe iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran.
 

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com