Ahlusunna oo isaga baxday Guriceel & Galmudug oo sheegtay iney gacnta ku hayso Magaalada (daawo)

HomeWararka

Ahlusunna oo isaga baxday Guriceel & Galmudug oo sheegtay iney gacnta ku hayso Magaalada (daawo)

Wararka naga soo gaaraya magalada Guriceel ayaa sheegaya in madaxda iyo ciidamada Ahlusunna ay isaga baxeen magaalada kadib markii loo qabaty in muddo 2 saacadood ay uga baxaan. Hadab waxaa arimahaas ka waraysanay si ana faahfaahin uga helno Guddoomiyaha Guriceel.

Baarlamaanka Puntland oo markale diiday ansixinta mas’uuliyiintii loo Magacabay Maxkamadda Sare
Raysal Wasaaraha Cusub ee Itoobiya oo Booqashadiisii u horaysay ku tagay Jabuuti
Gaadiidka gobolada Puntland iyo Bosaso oo hakad uu ku jiro (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya magalada Guriceel ayaa sheegaya in madaxda iyo ciidamada Ahlusunna ay isaga baxeen magaalada kadib markii loo qabaty in muddo 2 saacadood ay uga baxaan.

Hadab waxaa arimahaas ka waraysanay si ana faahfaahin uga helno Guddoomiyaha Guriceel.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: