Raysal Wasaaraha Cusub ee Itoobiya oo Booqashadiisii u horaysay ku tagay Jabuuti

HomeWararka

Raysal Wasaaraha Cusub ee Itoobiya oo Booqashadiisii u horaysay ku tagay Jabuuti

Raysal Wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiye Axmed ayaa safarkiisii u horaysay ee dibadda uu ku tago waxaa uu ku gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta dalka

Maraykanka oo ciidamadooda kala baxaya dalka Soomaaliya
MAAMULKA WANAAGSAN EE LACAGTA & MIISAANIYADDA (daawo)
Diyaaradaha Dagaalka ee Itoobiya oo duqeyn ka fuliyay magaalada Maqala

Raysal Wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiye Axmed ayaa safarkiisii u horaysay ee dibadda uu ku tago waxaa uu ku gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti.

Wasiirka arimaha dibadda ee Itoobiya Workneh Gebeyehu iyo Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ku wehliya.

Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa raysal wasaaraha cusub kusoo dhoweeyey dalka Itoobiya, waxaana ay ka wada hadlayaan arimaha ganacsiga, siyaasadda iyo istiraajiyadda Itoobiya ee dalka Jabuuti.

Itoobiya ayaa dalka Jabuuti kala soo degta badeecadaha ay adeegsato, waxaana raysal wasaaraha cusub xilka loo magacaabay bishaan isagoona badlaaya Heli Mariam Deselighn oo is-casilay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: