GALMUDG: Maamulka Guriceel: “Waxaa socda howlgal deg deg ah (daawo)

GALMUDG: Maamulka Guriceel: “Waxaa socda howlgal deg deg ah   (daawo)

Guddoomiye kuxigeenka degmada Guriceel ayaa sheegay inay la wareegeen gacan ku haynta magaalada ka dib dagaal xoogan oo halkaas ilaa shalay ku dhexmarayay ururka Ahlu Sunna iyo ciidamada dowladda, sida ay uu sheegay mas’uul ka tirsan maamulka degmadaas.

“Ciidamada dowladda waxay gacanta ku hayaan dhamaan degmada Guriceel, waxaa u suurta gashay inay gacanta ku soo dhigaan maxaabiis fara badan oo ah dadkii ka dagaalamayay qayba ka mid ah degmada Guriceel.” Ayuu yiri guddoomiye kuxigeenka Amniga Guriceel.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com