Aas Qaran oo loo sameyeey Taliyihii Nabad suggida gobalka Gedo

HomeWararka

Aas Qaran oo loo sameyeey Taliyihii Nabad suggida gobalka Gedo

BAKAAL KOOKE AUN | Aas qaran ayaa loo sameeyay AUN Cabdiraxmaan Cabdullaahi ( Bakaal Kooke) taliyaha Nabad-suggidda Gobalka Gedo oo xalay ku dhintay q

Doorashada Somaliland Dunidu Way Ku Diirsatay Laakiin Shacbka Way Kala Dishay,
Wasiiro Cusub oo lagu dhaariyeey Madaxtooyada Garoowe (Daawo)
RW khayre oo hambalyo u diray Haweenka Somaaliyeed

BAKAAL KOOKE AUN | Aas qaran ayaa loo sameeyay AUN Cabdiraxmaan Cabdullaahi ( Bakaal Kooke) taliyaha Nabad-suggidda Gobalka Gedo oo xalay ku dhintay qarax miino ah.

Aaska waxaa ka soo qeybgalay wufood ka kala socota degmooyinka Gobalka Gedo, Maamulka Gobalka & kan Degmada Doolow Mohamed Hussein Cabdi Lafeey. Sida oo kale waxa aaska marxuumka ka soo qeybgalay sarakiil ka tirsan Hay’adda Nabad-Sugidda Qaranka, dadweyne tiro badan oo ka kala yimid degmooyinka & deegaanadda Gobalka Gedo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: