Dowladda Federaalka oo xil u magacawday wilka Guddoomiyihi hore G.Banaadir Yariisow

HomeWararka

Dowladda Federaalka oo xil u magacawday wilka Guddoomiyihi hore G.Banaadir Yariisow

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomalaiya ayaa waxaa ay xil Cusub u Magacaawday Wiil uu dhalay Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaa

MAANHADAL: Xilkaqaadistii Guddoomiye Dhoobo Daareed & Sharci Ahaansheeda (dhegayso)
Bandarbayla: Dad ku xanuunsaday kaluun soo cariyay (daawo)
MADASHA DALJIR & DEGMADA BURTINLE: Bulsho Tashatay baa Hormar Hiigsata!

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomalaiya ayaa waxaa ay xil Cusub u Magacaawday Wiil uu dhalay Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdishgo ee qaraxa u geeriyooday Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Cawad ayaa waxaa Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow loogu Magacaabey xilka Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobey.

Wareegtada ayaa sidoo kale lagu faray Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow in uu si cadaalad ah oo huufan u guto Shaqada loo igmaday.

Diwaanka
Wararka Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: