MAANHADAL: Xilkaqaadistii Guddoomiye Dhoobo Daareed & Sharci Ahaansheeda (dhegayso)

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Xilkaqaadistii Guddoomiye Dhoobo Daareed & Sharci Ahaansheeda (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaala

DHAGAYSO: Barnaamijkii Maan-Hadal _Jimco 29
Waraysi: Madaxda Galmudug iyo maamul dhisidda looga fadhiyo (dhegayso)
MAANHADAL: Maxay ka dhigan tahay kala Aragti duwanaanta Cusub ee ka dhex curatay madaxda Puntland | Khilaafka dhanka sharciga |

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal iyo maanta waxaan ku soo qaadanaynaa xilkaqaadistii Guddoomiye Dhoobodaareed. Haddaba ma sharci ayey ahayd mise waa sharci daro, maxaa se loo cuskaday?

Waa mowduuca barnaamijka Maanhadal ee maanta, waxaan soojeedinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin oo Bosaaso ku sugan.

Dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Paarlamanka puntland dhoobo kama danbeyn doono sida aan Maan hadalba TollMan uga dambeyn

DISQUS: