MADASHA DALJIR & DEGMADA BURTINLE: Bulsho Tashatay baa Hormar Hiigsata!

MADASHA DALJIR & DEGMADA BURTINLE: Bulsho Tashatay baa Hormar Hiigsata!

Madasha Daljir iyo Degmada Burtinle | Bulsho Tashatay baa Hormar Hiigsata | Markii ugu horraysa taariikhda Soomaaliya, siiba tan Puntland, waxaa degmada Burtinle ka hanaqaaday wada shaqayn ka bilaabatay shacabka degmada, abuurtay Guddi Hormarineed, heshay oggolaansho maamulka degmada iyo kan dowladda, isku keentay shacabka deegaanka & Dowladda, abaabulka wada shaqayna wada gaaray tuulooyinka degmada, xooladhaqatada deegaanka illaa madaxda sare ee Puntland.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com