Dowladda Federaalka oo xil u magacawday wilka Guddoomiyihi hore G.Banaadir Yariisow

Dowladda Federaalka oo xil u magacawday wilka Guddoomiyihi hore G.Banaadir Yariisow

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Soomalaiya ayaa waxaa ay xil Cusub u Magacaawday Wiil uu dhalay Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdishgo ee qaraxa u geeriyooday Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir Cawad ayaa waxaa Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow loogu Magacaabey xilka Xoghayaha Koowaad ee Ergada Soomaaliya ee Qaramada Midoobey.

Wareegtada ayaa sidoo kale lagu faray Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow in uu si cadaalad ah oo huufan u guto Shaqada loo igmaday.

Diwaanka
Wararka Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com