Amniga Guriceel oo laga shiray

HomeWararka

Amniga Guriceel oo laga shiray

kulan looga hadlaayay adkaynta amniga degmada Gurilceel ayaa waxaa lagu qabtay xaruunta Taliska Booliiska degmada Guriceel, waxaan ka soo qayb galay o

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
AMISOM oo balan qaad u sameysay dowladda Puntland
Tartan Dhaqameedka Jaamacada Bariga Africa Garowe (Dhegayso)

kulan looga hadlaayay adkaynta amniga degmada Gurilceel ayaa waxaa lagu qabtay xaruunta Taliska Booliiska degmada Guriceel, waxaan ka soo qayb galay oo isugu yimid saraakiisha ciidamada qalabka sida ee dowladda fedaraalka Soomaaliya iyo qaybaha kala duwan bulshada magaaladaasi.

Kulankaan sidoo kale waxa goobjoogka ahaay masuuliyiin ka socotay maamulka degmada, madaxda Garsoorka dagmada, culumada deegaanka iyo shacabka magaalada.

Shirkan ayaa waxaa looga hadlay xoojinta midnimada ,wadajirka iyo nabadda deegaanka iyo sidii shacabka iyo dowladdu isaga kaashan lahaayeen xaqiijinta amaanka dagmada Guri- Ceel.

Masuuliyiinta iyo bulshada degmada Guriceel ee madasha ka hadlay ayaa balan qaaday in ay si dhow ula shaqeynayaa ciidamada qalabka sida ee ka shaqeynaya amaanka magaalada.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: