Roobabkii ka da’ay deegaanada Puntland iyo wararkii ugu dambeeyay (dhegayso)

Roobabkii ka da’ay deegaanada Puntland iyo wararkii ugu dambeeyay (dhegayso)

Saacadihii ugu dambeeyay deegaano badan oo Puntland ah siiba dhulxeebeedka gobolada Bari, Karkaar, iyo Gardafuu waxaa ka da’ayay roobab xoogleh inkastoo oo ay meeesha ka baxday saadaal horay loo qabay oo tilmaayaysay suuragalnimada roobankaasi in ay dabaylo wataan.

hadaba wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay roobabkii ugudameeyay ee ka da’ay Puntland.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com