Ayax ku degay tuulooyinka Daarimi iyo Sariirgaraad ee Degmada Tuliguuleed

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Ayax ku degay tuulooyinka Daarimi iyo Sariirgaraad ee Degmada Tuliguuleed

Tuulooyinka DAARIMI iyo SARIIRGARAAD ee hoosyimaada degmada Tuliguuleed ee gobolka Faafan waxaa beerihii kaga degay Ayax u duulaya raxanraxan, waxyeel

Jigjiga oo bandow dahsoon saaranyahay bannaanbaxna laga ilaalinayo
Shil Gaadhi oo ciidamada federaalku sababeen oo ka dhacay Jigjiga dhaawacna gaystay
THE MEANINGLESS CHANGE OF DR. ABIY, THE LOOMING DANGERS & WHAT SOMALI LEADERS SHOULD HEED

Tuulooyinka DAARIMI iyo SARIIRGARAAD ee hoosyimaada degmada Tuliguuleed ee gobolka Faafan waxaa beerihii kaga degay Ayax u duulaya raxanraxan, waxyeelo aad u daranna u geystay beerihii deegaanka iyo waliba noloshii bulshada.

Weli ma jiro wax gurmad ah oo degmooyinkaas ka soo gaaray Dowlad Deegaanka ama Dowladda Federaalka iyo Addis Ababa.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: