Ayax ku degay tuulooyinka Daarimi iyo Sariirgaraad ee Degmada Tuliguuleed

Tuulooyinka DAARIMI iyo SARIIRGARAAD ee hoosyimaada degmada Tuliguuleed ee gobolka Faafan waxaa beerihii kaga degay Ayax u duulaya raxanraxan, waxyeelo aad u daranna u geystay beerihii deegaanka iyo waliba noloshii bulshada.

Weli ma jiro wax gurmad ah oo degmooyinkaas ka soo gaaray Dowlad Deegaanka ama Dowladda Federaalka iyo Addis Ababa.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

 


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com