Fatahaada wabiga Shabeele oo saameen ku yeeshay ganacsigii suuqa Qudaarta ee Gaalkacyo (dhegayso)

Fatahaada wabiga Shabeele oo saameen ku yeeshay ganacsigii suuqa  Qudaarta ee Gaalkacyo (dhegayso)

Qiimaha lakala siisto Qudaarta ee suuqa magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ku yimid sare ukac wayn.

sare ukaca qudaarta ayayay ganacsatada ku sababeeyeen fatahaada wabiga Shabeelle, maadaama magaalada Baladweyne ay  ahayd isha kaliya ee ay Qudaarta ay uga imanjirtay gobolka Mudug.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com