Howlgalo ka socda magaalada Gaalkacyo iyo Taliyihii Kastamka oo lagu aasay duleedka magaalada (dhegayso)

Howlgalo ka socda magaalada Gaalkacyo iyo Taliyihii Kastamka oo lagu aasay duleedka magaalada (dhegayso)

Wararka idaacada Daljir ay ka helayso magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in uu socdo howlgalo lagu baadi goobayo ragii dilka ugastay Taliyihii kastamada ee Wasaarada Maaliyada Puntland Xuseen Cabdulle Hiraabi.

ciidamada ayaa howlgalkooda ku soo qab qabtay dad lagu tuhun sanyahay in ay ku lug lahaayeen dilka taliyaha.

majirto cid sheegatay dilka taliyaha, balse dilal hore oo ka dhacay magaalada ayaa waxaa sheegatay kooxda Al-shabaab.
Alaha unaxariisteen waxaa maanta lagu aasay duleedmaga magaalada Gaalkacy.

wariyaha Daljir Cabdinaari JK ayaa ka warbixinaya.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com