Howlgalo ka socda magaalada Gaalkacyo iyo Taliyihii Kastamka oo lagu aasay duleedka magaalada (dhegayso)

HomeWararka

Howlgalo ka socda magaalada Gaalkacyo iyo Taliyihii Kastamka oo lagu aasay duleedka magaalada (dhegayso)

Wararka idaacada Daljir ay ka helayso magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in uu socdo howlgalo lagu baadi goobayo ragii dilka ugastay Taliyihii kastama

Guddoomiyaha degmadda Xarfo oo sheegay inuu xanuunka COVID-19 uu saamayn ku yeeshay Bulshadda (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Wararka idaacada Daljir ay ka helayso magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in uu socdo howlgalo lagu baadi goobayo ragii dilka ugastay Taliyihii kastamada ee Wasaarada Maaliyada Puntland Xuseen Cabdulle Hiraabi.

ciidamada ayaa howlgalkooda ku soo qab qabtay dad lagu tuhun sanyahay in ay ku lug lahaayeen dilka taliyaha.

majirto cid sheegatay dilka taliyaha, balse dilal hore oo ka dhacay magaalada ayaa waxaa sheegatay kooxda Al-shabaab.
Alaha unaxariisteen waxaa maanta lagu aasay duleedmaga magaalada Gaalkacy.

wariyaha Daljir Cabdinaari JK ayaa ka warbixinaya.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0