Golaha Shacabka Barlamaanka Somaaliya oo maanta kulan yeelanaya

HomeWararka

Golaha Shacabka Barlamaanka Somaaliya oo maanta kulan yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 19/10/2019 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeel

Haweeney Soomaali ah oo lacag dibadda uga soo diri jirtay Al-Shabaab oo la xukumay
QM oo ka hadashay 24 Milyan oo qof oo qarka u saran Cuno la’aan inay u geeriyoodan
Maalinta Qaaxada Aduunka oo laga Xusay Garoowe (Daawo)

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta taariikhduna ku beegan tahay 19/10/2019 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah Hadal Jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Akhrinta 1aad ee Heshiiska Ilaalinta Hiddo Dhaqameedka Aan muuqan iyo Heshiiska Khuseeye Ilaalinta Hidda Dhaqameedka & Midka Dabiiciga.

Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay soo xaadiraan .

Kulankaan ayaa noqon doonaa kulankii 1-aad ee Kalfadhiga 6-aad Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo fasax ku jiray bilihii lasoo dhaafay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: