Maalinta Qaaxada Aduunka oo laga Xusay Garoowe (Daawo)

Maalinta Qaaxada Aduunka oo laga Xusay Garoowe (Daawo)

Munaasabad lagu xusayeey maalinta Qaaxadda Aduunka ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland,waxaana ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Hay’adaha Cafimaadka iyo wasiirka Cafimaadka Puntland.

Warbixin waxaa inoo diyaariyeey Wariye Maxamed Lakiman.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0