Sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac oo dib xoriyadiisa uhelay (dhegayso)

HomeWararka

Sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac oo dib xoriyadiisa uhelay (dhegayso)

Muuse Cali Jaamac oo mudo saddax maalin ah ku xirnaa saldhiga bartamaha Bosaaso ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisa. Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobalka Bari Abuukar Cabdinuur ayaa sheegay in xukunkiisu uu u dhigmo Saddex sano oo xarig ah,balse ay maxkamaddu cafisay iyadoo u cuskanaysa Da’diisa oo wayn iyo xaaladiisa caafimaad aawadeed. Dhegayso.

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynaha dooran ee dalka Kenya?
Madaxweyne Farmaajo oo lagu soodhaweeyey Cadaado (dhegayso)
Maraakiib shidaal-rarayaal ah oo lagu weeraray gacanka Cumaan iyo shaqaalihii oo la badbaadiyey

Muuse Cali Jaamac oo mudo saddax maalin ah ku xirnaa saldhiga bartamaha Bosaaso ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisa.

Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobalka Bari Abuukar Cabdinuur ayaa sheegay in xukunkiisu uu u dhigmo Saddex sano oo xarig ah,balse ay maxkamaddu cafisay iyadoo u cuskanaysa Da’diisa oo wayn iyo xaaladiisa caafimaad aawadeed.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: