Madaxweyne Farmaajo oo lagu soodhaweeyey Cadaado (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soodhaweeyey Cadaado (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Federaalka Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaaladda Cadaado ee xarunta Galmudug halkaas oo si diiran lagu soo dhaweyaay.

Madaxweynaha waxaa cadaado kusoo dhaweyaay Xildhibaano ,Wasiiro,Madaxda Galmudug iyo shacabka Magaaladda Cadaado ee Xarunta Maamulka Galmudug.

Hoos kadhegayso codka Madaxweyne Farmaajo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com