Sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac oo dib xoriyadiisa uhelay (dhegayso)

Sharciyaqaan Muuse Cali Jaamac oo dib xoriyadiisa uhelay (dhegayso)

Muuse Cali Jaamac oo mudo saddax maalin ah ku xirnaa saldhiga bartamaha Bosaaso ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisa.

Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobalka Bari Abuukar Cabdinuur ayaa sheegay in xukunkiisu uu u dhigmo Saddex sano oo xarig ah,balse ay maxkamaddu cafisay iyadoo u cuskanaysa Da’diisa oo wayn iyo xaaladiisa caafimaad aawadeed.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com