Wafdigii madaxweynaha Puntland oo ku soo wajahan Garoowe

HomeWararka

Wafdigii madaxweynaha Puntland oo ku soo wajahan Garoowe

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni iyo wafdigii uu hogamaaminayay ee ka qayb galay caleema saarkii madaxweyne Axmed Madoobe ayaa goor dhaway

Wasaaradda deegaanka Puntland oo biyo xireeno cusub ka hirgalisay Puntland (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | SAKARIYE NUUR | GAROWE 8-SEPTEMBER-2022

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni iyo wafdigii uu hogamaaminayay ee ka qayb galay caleema saarkii madaxweyne Axmed Madoobe ayaa goor dhawayd ka soo ambabaxay magaalada Kismaayo.

wafdiga madaxweynaha ayaa ku soo wajahan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Madaxweynaha ayaa maalin kadib waxaa lafilayaa in uu Bosaaso u soo gudbo halkaas oo uu maalmahan ka jiray guux siyaasadeed oo dowladda lagu dhaliilayay.

garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe waxaa goor dhawayd ka soo degatay diyaarad siday wafdi hor udhac u ahaa siyaasiyiintii ka qayb gashay xafladii caleema saarka madaxweyne Axmed Madoobe.
Diiwaanka warka.
Daljir Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: