Madaxweyne Axmed Madoobe oo markale fariin udiray DFS

HomeWararka

Madaxweyne Axmed Madoobe oo markale fariin udiray DFS

Madaxweynaha mamaulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa markale waxa uu ku celiyay in uu diyaar uyahay wax kasta oo wadahadaliyo dib uheshiisiin ah oo lagu

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Dilkii iyo kufsigii loo gaystay Caasho Ilyaas (dhegayso)
URURKA WARBAAHINTA PUNTLAND EE MAP: “WAXAAN KA BAXNAY KIISKII WARIYE KILWE AADAN FAARAX OO IN KABADAN 80 HABEEN KUXIRAN GAROW” (daawo)
Bandhigga COVID-19 (Taxanaha 4aad)

Madaxweynaha mamaulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa markale waxa uu ku celiyay in uu diyaar uyahay wax kasta oo wadahadaliyo dib uheshiisiin ah oo lagu xalinayo khilaafka dowladda iyo maamulkiisa.

“Wada hadal iyo dib u heshiisiin diyaar baan u nahay cid walba oo wax naga tabanaysa miiska wada hadalkaan ku kala baxaynaa iyo sharciga”ayuu yiri Axmed Madoobe.

Waxaa uu sheegay in dowladda Federaalka ay tahay hooyada Federaalka ee dalka, isla markaan aloo baahan yahay wixii qalad ah ay saxdo, wixii wanaag iyo sharci ahna la isugu yimaado, dadkana isu keento.

“Waxaan rabnaa wadanka dowladda iyada ayaa xukunta annaga khilaaf ma wadno hoggamintooda ayaan rabnaa xumaan ma wadno, waxaana diyaar u nahay wax kasta oo lagu xalin karo khilaafka gudaha iyo kan dibada”ayuu mar kale yiri Axmed Madoobe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: