Wasaaradda deegaanka Puntland oo biyo xireeno cusub ka hirgalisay Puntland (dhegayso)

Wasaaradda deegaanka Puntland oo biyo xireeno cusub ka hirgalisay Puntland (dhegayso)

Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Puntland ayaa biyo xireeno cusub ka hirgalisay degmooyin katirsan gobolada Puntland, kuwaasi oo looga faa’iidaysan doono xiliyada roobka.

Wasiir kuxigeenka wasaaradda deegaanka. dalxiiska iyo duur joogto Maxamuud Ciise Maareeye oo la hadlay radio Daljir ayaa u waramay Maxamud Fantastic oo ku sugan xarunta Daljir ee Qardho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com