Maxaabiis Daacish ah oo ka baxsatay waqooyiga Suuriya iyo  dagaalka oo sii xoogaystay ( dhegayso)

HomeWararka

Maxaabiis Daacish ah oo ka baxsatay waqooyiga Suuriya iyo dagaalka oo sii xoogaystay ( dhegayso)

Boqolaal ajaaniib ah oo lalaxiriirinayo kooxda Dhaaacish ayaa ka baxsaday xero ku taala waqooyiya Suuriya oo ay maamulaan kooxda Kurdiyiinta xili uu sii xoogaysayo howlgalka Turkiga uu ku qaaday xoogaga Kurdiyiinta. dhanka kale ciidamada Suuriya ayaa gudaha ugalay Tuulooyin ku yaala waqooyi bari ee Suuriya. Dhegayso.

Sariflayaasha Boosaaso, “Shilinka Somaliga Waxaa Kiciyey Lacag Ka Timid Gobolada Dhexe” (dhegayso)
Cabdiwali Muudeey” Waxba Iskama Badalin Mowshinka Beri ee Jawaari”
Santarka Gole ee degmada Dannood oo kamid ah meelaha abaar darani saamaysay

Boqolaal ajaaniib ah oo lalaxiriirinayo kooxda Dhaaacish ayaa ka baxsaday xero ku taala waqooyiya Suuriya oo ay maamulaan kooxda Kurdiyiinta xili uu sii xoogaysayo howlgalka Turkiga uu ku qaaday xoogaga Kurdiyiinta.

dhanka kale ciidamada Suuriya ayaa gudaha ugalay Tuulooyin ku yaala waqooyi bari ee Suuriya.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: