Nabadoon lagu dhaawacay kismaayo iyo Jubbaland oo ka hadashay (dhegayso)

HomeWararka

Nabadoon lagu dhaawacay kismaayo iyo Jubbaland oo ka hadashay (dhegayso)

Kooxo hubaysan ayaa xalay ku dhaawacay magaaladda Kismaayo ee Xarunta jubbaland Mid kamid ah nabadoonada ugu caansan gobaladda Jubbooyinka. Afhayeenka Amniga Jubbaland C,nuur Ibraahim Xuseen ayaa kawarbixiyay xaaladda caafimaad ee Mid kamid ah Nabadoonada Jubbaland oo Xalay fiidkii lagu dhaawacay gudaha magaalada Kismaayo.

Libya oo dalbatay in maxkamad la soo taago General Haftar
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Trump” Iiraan marna ma yeelan karto Nuclear”

Kooxo hubaysan ayaa xalay ku dhaawacay magaaladda Kismaayo ee Xarunta jubbaland Mid kamid ah nabadoonada ugu caansan gobaladda Jubbooyinka.

Afhayeenka Amniga Jubbaland C,nuur Ibraahim Xuseen ayaa kawarbixiyay xaaladda caafimaad ee Mid kamid ah Nabadoonada Jubbaland oo Xalay fiidkii lagu dhaawacay gudaha magaalada Kismaayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: