Nabadoon lagu dhaawacay kismaayo iyo Jubbaland oo ka hadashay (dhegayso)

Nabadoon lagu dhaawacay kismaayo iyo Jubbaland oo ka hadashay (dhegayso)

Kooxo hubaysan ayaa xalay ku dhaawacay magaaladda Kismaayo ee Xarunta jubbaland Mid kamid ah nabadoonada ugu caansan gobaladda Jubbooyinka.

Afhayeenka Amniga Jubbaland C,nuur Ibraahim Xuseen ayaa kawarbixiyay xaaladda caafimaad ee Mid kamid ah Nabadoonada Jubbaland oo Xalay fiidkii lagu dhaawacay gudaha magaalada Kismaayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com