Ciidamada Itoobiya oo toogasho ku dilay wiil ciyaartoy ah oo ka soojeeda degmada Bambaase ee DDS (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamada Itoobiya oo toogasho ku dilay wiil ciyaartoy ah oo ka soojeeda degmada Bambaase ee DDS (dhegayso)

Ciidamada Itoobiya ayaa magaalada Jigjiga ku dilay Jamaal khaalid oo ka soojeeda degmada Bambaase, xilli uu ku sii jeeday eheladiisa. Jamaal ayaa ahaa ciyaartoy u ciyaara magaalada Jigjiga. Ciidamada ayaa rasaas nool ku furay baskii uu saarnaa wiilkan, lamana oga sababta ay gaariga xabadda ugu fureen ciidamadu. Dhegayso.

Hay’adda NISA oo sheegtay in howlgal lagu qabtay saraakiil Al-shabaab ah
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ciidamada Itoobiya ayaa magaalada Jigjiga ku dilay Jamaal khaalid oo ka soojeeda degmada Bambaase, xilli uu ku sii jeeday eheladiisa. Jamaal ayaa ahaa ciyaartoy u ciyaara magaalada Jigjiga.

Ciidamada ayaa rasaas nool ku furay baskii uu saarnaa wiilkan, lamana oga sababta ay gaariga xabadda ugu fureen ciidamadu.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: