Ciidamada Itoobiya oo toogasho ku dilay wiil ciyaartoy ah oo ka soojeeda degmada Bambaase ee DDS (dhegayso)

Ciidamada Itoobiya oo toogasho ku dilay wiil ciyaartoy ah oo ka soojeeda degmada Bambaase ee DDS (dhegayso)

Ciidamada Itoobiya ayaa magaalada Jigjiga ku dilay Jamaal khaalid oo ka soojeeda degmada Bambaase, xilli uu ku sii jeeday eheladiisa. Jamaal ayaa ahaa ciyaartoy u ciyaara magaalada Jigjiga.

Ciidamada ayaa rasaas nool ku furay baskii uu saarnaa wiilkan, lamana oga sababta ay gaariga xabadda ugu fureen ciidamadu.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com