MAANHADAL: Dacwadda badda Soomaaliya iyo dib-u-dhaca kiiska Maxkamadda Caddaaladda ee Caalamka (dhegayso)

MAANHADAL: Dacwadda badda Soomaaliya iyo dib-u-dhaca kiiska Maxkamadda Caddaaladda ee Caalamka (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida ka joogtaan ku soodhawaada Barnaamijka Maanhadal oo Jimco walba aan ku falaanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Maanhadal Todobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa kiiska dowladda Kenya ay ku sheeganayso badda Soomaaliya iyo dib-u-dhaca go’aankii ka soo baxay maxkamada ICJ.

waxaa barnaamijka marti ku ah khuburo ku xeeldheer xuduudaha iyo siyaasadda geeska Afrika, waxaan soo jeedinaya barnamaijka wariye Axmed Sheekh Maxamed Tolmaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com