Taliska qaybta gobalka Bari oo soo bandhigay Caruur la afduubtay (dhegayso)

HomeWararka

Taliska qaybta gobalka Bari oo soo bandhigay Caruur la afduubtay (dhegayso)

Taliska qaybta Booliska gobolka Bari ayaa beeniyay in Caruur laga afduubtay Bosaaso oo ay ciidamada amniga ka soo qabteen degmadda Qandala kuwaas oo l

Maanta & Doorashada Aqalka Sare ee Baydhabo
Garowe oo lagu soo Gabagabeyeey Shir looga hadlayeey Kaluumaysiga (dhegayso)
Shil khasaare geeystay oo ka dhacay degmadda Cagaaran ee gobalka Mudug (dhegayso)

Taliska qaybta Booliska gobolka Bari ayaa beeniyay in Caruur laga afduubtay Bosaaso oo ay ciidamada amniga ka soo qabteen degmadda Qandala kuwaas oo loo waday in ay ku biiraan kooxda Daacish,taas oo talisku ku tilmaamay been abuur.

Dhinaca kale Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobalka Bari ayaa xukuno kala duwan ku riday dhalinyaro lagu eedeyeey furashadda Moobeladda iyo khalkhal galinta amniga Boosaaso.

Wariye Xasan heykal ayaa warbixintan Boosaaso ka soo jeedinaya.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: