Shil khasaare geeystay oo ka dhacay degmadda Cagaaran ee gobalka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Shil khasaare geeystay oo ka dhacay degmadda Cagaaran ee gobalka Mudug (dhegayso)

Degmadda Cagaaran ee Gobalka Mudug waxaa ka dhacay shil gaari oo khasaare geeystay kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo mid yahay gawaarida soma

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Degmadda Cagaaran ee Gobalka Mudug waxaa ka dhacay shil gaari oo khasaare geeystay kadib markii ay isku dhaceen laba gaari oo mid yahay gawaarida somaalidu u taqaan Markeed iyo Borobakis,kaas oo khasaare geeysta,

Guddoomiyaha Degmadda Cagaaran Nuur Cabdisamad Xasan oo Waraysi gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in shilkaas uu ku dhintay hal ruux 7 qof oo kalena ay dhawaac soo gareen.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: